Cohort Waitlist Registration
The program is open, but the system is currently under maintenance. Please contact us for assistance or updates
Step
Step
0/200 words
Step
Shuruuudaha isla xisaabtanka & agabka waxbarashada:
- Isla marka aad ku biirtid fasalka, waxaa laguu furi doonaa barnaamijyo & koorsoyin online ah. Laguuma ogola in aad agabkaas la wadaagtid qof kale waxaana laguugu talo galay in ay kaa caawiyaan waxbarashadaada KALIYA. Hadii aad arintaas sameysid maamulka wuxuu kaa saari doonaa fasalka, waana lagaa mamnuuci doonaa machadka gabi ahaanba.
- Isla xisaabtanka waa dhiiga waxbarashada. Isu diyaari in laguu diro shaqooyin badan, waana muhiim in aad soo gudbisid shaqo waliba xilligeeda. Hadii aad dhoor jeer ku fashilantid in aadan soo gudbin shaqooyinka, soo xaadirin fasalka, ka dhex muuqan kulanada tooska ah, waxaad lumin doontaa xubinimadaada fasalka.
Step
Shuruudaha lacagaha
- Lacagta waxbarashada waa hormaris bil waliba.
- Bixinta lacagta waa bil waliba billawgeeda 1 - 5.
- Hadii aad dhexda uga biirtid fasal socda, waxaa lagaa rabaa in aad bixisid qarashka mudada uu fasalku socday, tusaale bil ayuu kaa horeeyay waad bixineysaa qarashka bishaas maadama laguu fasaxayo dhamman agabkii ay ardaydu isticmaalayeen mudadaas.
- Mar hadii aad bixisid lacagta waxbarashada, ma dalban kartid in laguu celiyo. Waxaa kuu furan in aad codsi u gudbisid maamulka hadii ay jirto arin culus, balse ogoow mar waliba go'aanka celinta qarashka waxaa iska leh maamulka machadka.
Waan ogolay shuruudaha barnaamijka ?
Already registered? Log In